![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2021/03/IMG-20210307-WA0001.jpg)
Burco( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Xafladda shaacinta musharaxa golaha wakiilada ee gobolka Togdheer ee Xisbiga Ucid Murashax Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo u taagan doorashada golaha wakiilada.
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2021/03/IMG-20210307-WA0008.jpg)