Home Wararka Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xil ka qaaday dhammaan...

Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xil ka qaaday dhammaan Xoghayeyaashii Xisbiga.

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomitaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa xil ka qaaday dhammaan Xoghayeyaashii Xisbigaasi, marka laga reebo kuwii la Magacaabay ka dib doorashadii 2017-kii.

Sidoo kale, wuxuu Guddoomiyuhu uu Xilkii ka qaaday dhammaan Madaxda Laamaha Dalka dibeddiisa ee Xisbiga UCID, sida lagu sheegay Wareegto uu Maanta soo saaray Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here