Home Wararka Daawo:- Xisbiyada Mucaaridka UCID Iyo Waddani Oo Heshiis Ka Soo Saarey Arimaha...

Daawo:- Xisbiyada Mucaaridka UCID Iyo Waddani Oo Heshiis Ka Soo Saarey Arimaha Doorashooyinka.

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiyada Mucaaridka Oo Heshiis Ka Soo Saarey Arimaha Doorashooyinka

Xisbiyada UCID Iyo Waddani ayaa ku heshiiyey in ay soo magacaabaan labadoodii xubnood ee uga mid noqon lahaa guddida cusub ee Doorashooyinka Somaliland.

Guddida cusub ayaa ka koobnaanaysa 7 xubnood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here