Home Wararka MUUQAAL IYO SAWIRO: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kormeeray Dhismaha Waddada-Cad Iyo...

MUUQAAL IYO SAWIRO: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kormeeray Dhismaha Waddada-Cad Iyo Nuxur-Ka Khudbadihii Laga Jeediyay.

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa maanta kormeeray Dhismaha Waddada-cad oo si habsami ah u socota.
Masuuliyiinta Guddida Dhismaha Waddada-cad oo kala ahaa Suldaan Cismaan Baane, Yuusuf Maxamed Guuleed iyo Eng C.risaaq Wiiwaa ayaa halkaasi ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha.
Dhismaha waddada-cad ee isku xidhaysa Magaalada Hargaysa iyo inaa Guuxaa, ayaa carra-tuulku wuxuu gaadhay Deegaan-ka Ina Guuxaa.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka khudbadaha Masuuliyiinta Guddida, Maayir-ka Degmada Salaxley iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here