Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa xalay casho sharaf...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Ururka Bahwaynta ciyaaraha Somaliland.

20
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Ururka Bahwaynta ciyaaraha Somaliland.

Ujeeddada casuumadan ayaa ahayd, dhiiri-galin uu Guddoomiyuhu u sameenayay ururkan oo ku hawlan dadaallo ay ku horumarinayaan Ciyaaraha Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here