Home Video Dawlada Imaaraadku Ilaa 50 Milyan Ayey Ina Siisay Oo Aan Biyo Ku...

Dawlada Imaaraadku Ilaa 50 Milyan Ayey Ina Siisay Oo Aan Biyo Ku Samaysanay  (Xumba Wayne ) Waa Inga Fashilantay…Kuwii Imika Laga Soo Waday Geed Deeble In Ka Badan 60 Milyan Ayaan Filayaa, Waad Ogtihiinoo Waa Faanoole Fari Kama Qodna…..Waxaas Oo Dhami Waa Tayo Xumo Maamul Xumo,Aqoon Daro…. Aqoon Daro Cadaw Ka Wayni Ma Jiro Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Dawlada Imaaraadku Ilaa 50 Milyan Ayey Ina Siisay Oo Aan Biyo Ku Samaysanay (Xumba Wayne ) Waa Inga Fashilantay…Kuwii Imika Laga Soo Waday Geed Deeble In Ka Badan 60 Milyan Ayaan Filayaa, Waad Ogtihiinoo Waa Faanoole Fari Kama Qodna…..
Waxaas Oo Dhami Waa Tayo Xumo Maamul Xumo,Aqoon Daro…. Aqoon Daro Cadaw Ka Wayni Ma Jiro Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe…….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here