Home Video Waftu uu hogaaminayo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gargaar gaadhsiiyay barakacayaasha Degmada...

Waftu uu hogaaminayo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gargaar gaadhsiiyay barakacayaasha Degmada Sallaxley.

21
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Waftu uu hogaaminayo Gudoomiyah Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa gargaar gaadhsiiyay barakacayaasha Degmada Sallaxley.

Deeqdan ayaa isugu jirtay Biyo iyo Raashin, waxaana la gaadhsiiyay Boqol Qoys.

Deeqdan waxaa bixisay Khadiija Foundation.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here