Home Wararka Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ganaax Iyo Go’aamo  Kasoo Saaray Xisbiyada WADDANI...

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ganaax Iyo Go’aamo  Kasoo Saaray Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Fariin Adagna U Direy Xukuumadda Somaliland. Halka Ay Amaan Iyo Mahadnaq Iskugu Dareen Xisbiga UCID Sida Xilkasnimada Leh Ay U Dhawaana Shuruucda Dalka.

13
0

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddiga komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa warsaxaafaddeed ay ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen in ay go’aamo adag kasoo saareen xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo Si badheedha ugu Tuntay Xeerkii Anshaxa Kaadh qaybinta oo ay olole ka bilaabeen Togdheer iyo Maroodi-jeex,waxaana  shaaca ka qaadeen inay lacag ku ganaaxeen xisbiyada .
Halka Ay Amaan Iyo mahadnaq Iskugu Dareen Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Oo ay ku Amaaneen Uganda mahad celiyeen Sidii asluubta Iyo milgah Lahayd Ee Ay Uga San qabateen kaadhqaybintii Iyaga Oo ixtiraamayn sharciga.

Sidoo kale guddiga Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa waxay fariin adag u direen xukuumadda Somaliland  gaar ahaana wasaarada Warfaafinta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here