Home Wararka Guddomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay...

Guddomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Xukuumadda Xamar,Fariina U Direy Farmaajo Iyo Raysal Wasaaraha Somaliya

15
0

Guddomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Xukuumadda Xamar,Fariina U Direy Farmaajo Iyo Raysal Wasaaraha SomaliyaScreenshot_20170501-022104

Hargeysa(UCID-Media Group )Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag jawaab uga bixiyey hadalo kasoo yeedhay xukuumadda Xamar oo ay masuuliyiinta SOmaliya sheegeen in qorayaan ciidamo Milateri.

Sidoo kalena Faysal Cali Waraabe waxa uu jawaab ka bixiyey haddalo shalay kasoo yeedhay masuuliyiinta xisbiga WADDANI oo si adag uga hadlay saraakiil xisbiga ka tirsan oo ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here