Home Wararka “Diinwaangalinta Ha Loo Dareero, Doorashadanna Waxaan Soo Saari-doona Dad-wanaagsan, Waxaynu Baddali-doona Kuwa...

“Diinwaangalinta Ha Loo Dareero, Doorashadanna Waxaan Soo Saari-doona Dad-wanaagsan, Waxaynu Baddali-doona Kuwa Baloodhada Habaynayaa..,”Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

22
0

Hargeysa (UCID-Media Group) “Diinwaangalinta Ha Loo Dareero, Doorashadanna Waxaan Soo Saari-doona Dad-wanaagsan, Waxaynu Baddali-doona Kuwa Baloodhada Habaynayaa..,”Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

“Haddu Sheekh Sirro Laba Balloog U Habeeyey,Tallow Intuu U Habeeyey Dadkii Kale Ee Ehelkiisa ..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

“Waxaynu beddelaynaa kii inta uu shalay soo fadhiistay lahaa Sheekh Aadan Sirro ayaan u basrinay laba balloog,dadkii masaakiinta ahaana meel ay degaan ayey la yihiin,dhulkii dadka looga reebay in dadka masaakiinta ah la siiyo aan dhulka lahayn ayuu ku leeyahay waan u basriyey,tallow intuu u basriyey dadkii kale ee ehelkiisa ahaana marka uu sheegay inay Sheekh Aadan Sirro u habeeyeen laba Balloog ,dadkii kalena ee ehelkiisa ahaa muxuu u habeeyey ……..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here