Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa galabta soo gaadhay Magaalo-xuduudeed-ka Wajaale.

14
0

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa galabta soo gaadhay Magaalo-xuduudeed-ka Wajaale.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa galabta soo gaadhay Magaalo-xuduudeed-ka Wajaale.

Waxaanu Guddoomiyuhu uu soo kormeeray goobaha ay ka socoto diinwaangalinta cod-bixiyayaashu, isagoo halkaas-na warbixino kaga dhagaystay madaxda goobahaas.

Diinwaangalinta cod-bixiyayaasha ayaa si habsami ah uga socota Magaalada Wajaale.

Guddoomiyaha ayaa intaas kadib socod lug ah maray gudaha Magaalada, isagoo qaar kamid bulshada ku dhaqan Degmada kula shaaheeyay mid kamid ah maqaaxiyaha shaaha ee Wajaale.

Waxaa Guddoomiyaha kormeerkiisan ku wehelinayay qaar kamid ah Xog-hayayasha Xisbiga Iyo Madaxda Xisbiga ee Wajaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here