Home Wararka Dib U Sixid Magaca Guddomiyaha Qaarada Europe Mr Mukhtar Mohamed Geeraare .

Dib U Sixid Magaca Guddomiyaha Qaarada Europe Mr Mukhtar Mohamed Geeraare .

16
0

Dib U Sixid Magaca Guddomiyaha Qaarada Europe Mr Mukhtar Mohamed Geeraare .FB_IMG_1460591211504

Hargeysa( UCID-Media Group) Xisbiga inuu dhidibada u taagayo oo uu haykalkii xisbiga soo celiyo oo uu hirgaliyo waan ku kalsoonay inuu kasoo baxaayo masuuliyadaas isagoo u leh aqoon iyo waayo aragnimoba habka maamulka iyo maaraynta .

Mudane gudoomiye Rabi ha kuu yasiro ayaan ku leeyay garabkaagana waanu taaganay geediga dalkeenu ku jiro inaad ka qayb qaadatid dhisitaanka afkaarta ku salaysan kala duwanaanshaha tartanka xorta ah ee axsaabta tirada badan inaad hirgalisid waan ku rajowaynay guul baanan kuu rajaynayaa gudoomiye .

Hambalyo Hambalyo Hambalyosixid_lol

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here