Home Wararka Guddida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Oo KaXayuubiyey Xubinimadii Xisbiga Mujaahid Cali maxamed...

Guddida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Oo KaXayuubiyey Xubinimadii Xisbiga Mujaahid Cali maxamed Yuusuf Cali Gurey

13
0

Guddida Anshaxa ee Xisbiga Ucid Oo KaXayuubiyey Xubinimadii Xisbiga Mujaahid Cali maxamed Yuusuf Cali Gurey

Hargaysa(UCID-Media Group):- Guddida Anshaxa ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Sheegay in ay Maanta Go’aamiyeen inuu Xubin-nimadii Xisbiga ka ay ka xayuubiyeen Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ay Hore u siiyeen Digniin kama danbays ah.

War qoraal ah oo uu ku Saxeexan yahay Guddoomiyaha Guddidda Anshaxa ee Xisbiga Ucid Cabdiraxmaan Axmed Cali oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa lagu sheegay in shir ay iskugu yimaadeen guddida anshaxa ee xisbiga UCID xubinnimadii lagaga xayuubiyey ka dib markii Cali Guray uu Jebiyay Xeer hoosaadka Xisbiga Ucid.ka qaadid xubin nim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here