Home Wararka Daawo: “Waxaan Doonayaa Inaan Xisbiga Bari Ku Fidinno..” Faysal Cali Waraabe

Daawo: “Waxaan Doonayaa Inaan Xisbiga Bari Ku Fidinno..” Faysal Cali Waraabe

20
0

Daawo: “Waxaan Doonayaa Inaan Xisbiga Bari Ku Fidinno..” Faysal Cali Waraabe
2016-01-01 03.02.54
Hargeysa(UCID-Media group)  Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, Eng Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku tagi doona dhawaan bariga Somaliland ayaa tilmaamay in xisbiga Ucid aanu ka jirin bariga, maadaama isaga iyo musharaxa Ucid midkoodna ka soo jeedin gobollada Bari. Waxa uu sheegay inay u qorshaysan tahay sidii xisbiga looga dhigi lahaa mid qoran oo dadku iska wada dhex arkaan.

Geesta kale wuxuu ku dooday in Somaliland dunida ka gadoontay, islamarkaana hay’addaha caalamiga ah iyo kuwan qaramada midoobay hoos u dhigeen meeqaamka Somaliland. Waxa uu rajo fiican ka muujiyay qorshaha hadda wasaaradda khaarajigu waddo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here