Home Wararka Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa’id...

Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlay Khilaafkii U Dhexeeyay Oo La Soo Afjaray.

23
0

Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlay Khilaafkii U Dhexeeyay  Oo La Soo Afjaray.
ucid_125632
Hargeysa(UCID-Media Group)Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday  in la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey gudoomiyaha xisbiga.Musharax Jamaal waxa uu sheegay in guud ahaan la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey guddoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaanu fariin u diray guud ahaan shacabka somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Ucid. Waxaanay ku balmeen Musharaxa iyo Gudomiyahu in ay ka go’naato  wada shaqeyn hufan oo hagar la’aan ah.fay+jamaalucid_1546

Hoos ka daawo:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here