Home Wararka Daawo: Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaradka Ah Ee UCID Oo Si Faah-Faahsan Uga Hadlay...

Daawo: Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaradka Ah Ee UCID Oo Si Faah-Faahsan Uga Hadlay Doorkii Uu Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ku Lahaa Dhiddibo-U-Taagidda Dawlad-nimadda Somaliland.

20
0

Daawo: Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaradka Ah Ee UCID Oo Si Faah-Faahsan Uga Hadlay Doorkii Uu Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Ku Lahaa Dhiddibo-U-Taagidda Dawlad-nimadda Somaliland.
20160505_181455

Hargeysa(UCID-Media Group)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay taariikhdii faca waynayd ee soo yaalka ahayd Iyo yagleelidii Somaliland ee uu lahaa alla haw naxariistee madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaji Ibraahin Cigaal.

Dhanka kalena waxa uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka hadlay garyaqaanki guud ee Somaliland oo maalintii shalay ahayd loo magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliya, waxaana uu carabka ku dhuftay gudoomiyuhu uu dalku marayo maxaladii ugu adkayd.
Halkan ka Daawo Warkan Oo Dhamays Tiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here