Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo U Xilal Cusub Magacaabay Dalka Guddihiisa Iyo Laamaha Dibbada.

Filed under: Wararka |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe waxa uu magacaabay xilal dalka gudihiisa iyo debadiisaba ah, ka dib markii uu Latashaday guddida fulinta isla markaana uu arkay baahida loo Qabo buuxinta Jagooyinkan. Waxa uu magacaabay masuuliyantan hoos ku xusan.

Xil-magacaabis xisbiga UCID

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *