Home Wararka Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Eheladii,...

Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Eheladii, Qarabaadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuum Cabdirahmaan Cismaan Raage Oo Wadanka Kanada Ku Geeriyooday Caawa Cawaysinkii

17
0

 

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/032/2017 Date: 07/03/2017

UJEEDDO/ Tacsi Tiiraanyo leh

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Hargeysa (UCID-Media Group ) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Caddalada iyo Daryeelka UCID Ahna Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID , isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID , ka guddida Fulinta Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID , waxa uu tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaa qoyskii, Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland Oo Uu Uga Tacsiyaynayo Geerida Ku Timi Marxuum Cabdirahmaan Cismaan Raage  Oo Caawa Cawaysinkii ku Geeriyooday Dalka Canada.

Guddoomiye Faysal Cali waxa uu marxuumaka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, shacbiga Somaliland  ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Xisbiga UCID Wuxuu Si Gaara Ah Tiiraanyada Ula Wadaagayaa  Ku Simaha Xoghayah Guud ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Iyo Dhamaan Qayska Reer Cismaan Raage

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
اللهــــم .. يا حنَّان ، يا منَّان ، يا واسع الغفران ، اغفر له و ارحمه ، و عافه و اعف عنه ، و أكرم نزله ، و وسع مدخله ، و اغسله بالماء و الثلج و البرد ، و نقِّه من الذنوب و الخطايا كما ينقَّى الثوب الأبيض من الدنس

Amiiiiin Amiiiin Amiiiin

Guddoomiyaha Xisbiga UCID
Eng Faysal Cali Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here