Home Wararka Xisbiga UCID Oo Iska Difaacay Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Masuuliyiin Xisbiga KULMIYE...

Xisbiga UCID Oo Iska Difaacay Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Masuuliyiin Xisbiga KULMIYE Ka Tirsan Kana Hadlay Dacwad Ay Ka Gudbiyeen Xildhibaano Ku Biirey KULMIYE

18
0

Xisbiga UCID Oo Iska Difaacay Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Masuuliyiin Xisbiga KULMIYE Ka Tirsan Kana Hadlay Dacwad Ay Ka Gudbiyeen Xildhibaano Ku Biirey KULMIYE

FB_IMG_1489100764878

Hargeysa(UCID-Media Group) Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa iska difaacay eedaymo ay usoo jeediyeen masuuliyiin KULMIYE ka tirsani,waxaana ay mar kale ka hadleen xildhibaano ka tirsan golayaasha deegaanka oo ku biirey KULMYE oo ay dacwad ka gudbiyeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here