Home Wararka Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Cabdinaasir Yuusuf Cismaan...

Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey Eedaymona Usoo Jeediyey Labada Gole Qaran Ee Guurtida Iyo Wakiilada

14
0

Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee
Xisbiga UCID Mudane Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey Eedaymona Usoo Jeediyey Labada Gole Qaran Ee Guurtida Iyo Wakiilada
20170307_000048

Hargeysa(UCID-Media Group)Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID mudan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan ayaa ka hadlay muddo kordhinta ay golaha guurtida Somaliland u sameeyeen xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.
Waxaana uu eedaymo usoo jeediyey labada gole qaran ee guurtida iyo wakiilada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here