Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland

22
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland8d6a79f75beab1acfbf2710b7f3d5ae5

Hargeysa (UCID-Media Group)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray guud ahaan shacabka Somaliland munaasibadda Xuska 18 May awgeed.

War-murtiyeed kooban oo uu Guddoomiyuhu ka soo saaray magaalada Hargeysa, ayuu umadda Somaliland ugu rejeeyay in ay ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo.

War-murtiyeedkaasi wuxuu u dhignaa sidan;

“Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID mudane Eng Faysal Cali Hussein waxa uu hambalyo u dirayaa shacbiweynaha reer Somaliland, guud ahaantiisa iyo gaar ahaan xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga UCID Gudo iyo dibedba munaasibadda 18ka May, ee la soo noqoashada xorriyadii inaga luntay 1960. Waxaana uu ummadda u rejaynayaa inay munaasibadan munaasibaeeda ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here