Home Wararka Xukuumadu way ku guul darsatay inay wax ka qabato sicir bararka aafeeyey...

Xukuumadu way ku guul darsatay inay wax ka qabato sicir bararka aafeeyey Ummadda

15
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa ugu baaqay golaha Xukuumadu in ay baneeyaan kuraarasta maadaama ay ku fashilmeen oo aanay dalkan ka sabata bixin karin xaaladaha adag ee dhaqaale Iyo amni iyo duruufaha qalafsan ee ummaddani la daalaa dhacayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here