Home Wararka Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulankii magaalada Nairobi

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulankii magaalada Nairobi ku dhexmaray weftiga somaliland iyo hogaamiyaha xisbiga waddajir ee soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey shir jaraa’id oo ay ku qabteen Nairobi ayaa yidhi

“Hogaamiyaha mucaaridka ah ee Waddajir iyo kuwa kalaba waanu la kulmaynaa, qofkii ay nagaga xidhan tahay danta somaliland ee waliba qadiyadayada fahamsan waanu la kulmaynaa, anaguna xisbi ahaan waxaanu jecelnahay inaanu Hargeysa ku casuuno gidigood oo aanu tababaro siino”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here