![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2021/12/Screenshot_20211229-164009_Gallery-840x517.jpg)
Hargeysa(UCID-Media Group)Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen Oo Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Qalin-jabinta Tisqaad Computer Science College “Buuniyow Cilmigan Kulmiye Ee Qaaxoolija Fahmi-maysid, Xukuumaddana Waxaan leeyahay Iska Caddaysta Damaciina Muddo-kordhinta”
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen