Home Wararka Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Ramaax...

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Ramaax Xadhigaygu Xaq Daro Ayuu Ahaa

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xadhigaygu Xaq Daro Ayuu Ahaa Waxaanu Ahaa Xaaraan Iyo Kiis Aan Jirin Oo La Been Abuurey
Oo La Buunbuuniyey, Waxaa La Yaab Ah In Aan Xabsiga Hargeysa Ku Ugu Tagay Muwaadin 24 Sanadood Loogu Xukumay Facebook Ayaad Wax Ku Qortay.

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here