Home Wararka Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Shir Jaraa’id Xasaasiya Qabtay,Baaqna U Diray Madaxweyne Muuse...

Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Shir Jaraa’id Xasaasiya Qabtay,Baaqna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi,Komishanka Cusub & Taageerayaasha Xisbiyada Ucid & Waddani……

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Shir Jaraa’id Xasaasiya Qabtay,Baaqna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi,Komishanka Cusub & Taageerayaasha Xisbiyada Ucid & Waddani……

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Xaaji Cali Oo Kulan Warbaahineedkan Oo Lagu Qabtay Xarunta Dhexe Ee Xisbiga UCID Isaga Oo Ku Hadlayey Magaca Labada Xisbi Mucaarid Sheegay In Xalku Ku Jiro Gacanta Madax Waynaha .Waxaanu Yidhi :-

“Haddii Aydaan Haysan Kalsoonida Xisbiyadii Aad U Shaqayn Lahaydeen, Waxaan Idin Soo Jeedinaynaa In Aad Banaysaan, Si Aynu Xal U Gaadhno, Doorashana U Qabsanno…,”

“Anba Anoo Komishan Ah Ayaan Is Cassilay, Waxbaan Umaan Noqon Oo Sharaf Ayan Ka Qaaaday, Waxaan Leeyahay Komishan-Ka Is Cassilaan…,

”Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ku Hadlayay Afka Labada Xisbi Mucaarad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here