Home Wararka Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo...

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Hadal ka Jeediyey Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Hadal Kooban Saaka Ka Jeediyey Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani

“Waxaa la gaadhay xiligii niqaabka layska rogi lahaa ee hogaanka dalka maanta ka taliya ee Kulmiye loo sheegi lahaa in uu ku guul daraystay hogaamintii dalka iyo midayntii dadka”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here