Tacsi Tiiraanyo Leh Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo DaryeelkaXisbiga Ucid Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Dhamaan Shacbi-waynaha JSL, Gaar Ahaan Md: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Mudane Yusuf Kayse Abdi Laahi .

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

)

           Inaa-Lilaahi-Wa-Inaa-ilayhi-RaajicuuN

Ujeeddo :- Tacsi Tiiraanyo Leh

Hargeysa (UCID-Media Group) Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo DaryeelkaXisbiga Ucid Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Dhamaan Shacbi-waynaha JSL, Gaar Ahaan Md: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Mudane
Yusuf Kayse Abdi Laahi .Iyagoo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Awoogii Marxuum (Cabdi_Xasan_Cilmi (Cabdi_Qudhac).

Waxaana aanu Allah Uga Baryaynaa Inuu Janatul-Fardawsa Ka Waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiqana ka Siiyo Ehliyadii,Qaraabadii iyo Qoyskii uu Marxuumku ka Baxayba
Amiiiiin Amiiiin Amiiiin

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *