Home Wararka Xoghayaha Arimaha GudahaXisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Si Adag...

Xoghayaha Arimaha GudahaXisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Si Adag Dhaliilo Isbrakan Ugu Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaran Somaliland General Nuux Taani……

13
0

Xoghayaha Arimaha GudahaXisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Si Adag Dhaliilo Isbrakan Ugu Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaran Somaliland General Nuux Taani……

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha GudahaXisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Si Adag Dhaliilo Isbrakan Ugu Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaran Somaliland General Nuux Taani……

Waxaan Aad U Canbaaraynayaa Oo U Dhaliilayaa Hadalka Ka Soo Yeedhay General Tani

Kala Dirida Uu Ciidanka Kala Dirayo
Dalka In Uu Inqilaab Ka Dhacay Iyo In Kale Anagu Ma kala Garanayno Waxa Kalifay In Uu General Taani Hadlo.

Waa Mid Ay Ummaddu Is Waydiinayso In Uu Heerkaa Gaadho Oo Uu Ciidamada Kala Diro Oo Uu Yidhaa Qaar Nala Joogaa Bixi Doona…….

Ummadda Reer Somaliland Waxaanu Leenahay Dalku Wuxuu Marayaa Xaalad Aan Loo Dulqaaadan Karin …..

Xaalad Aan Qoysna Isa Siin Karin Waxa Dhacaya, Qoysna Aanu Dhinac Kale Noqon Karin.

In Dhan Looga Soo Wada Jeesto Ayaan Ugu Baaqayaa Shacabka Jamhuuriyada Somaliland…….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here