Xisbiga Ucid Oo Madaxwaynaha Somaliland Ugu Baaqay In Uu xilka Ka Qaado Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Hadalkii Ka Soo Yeedhay Nuux Taani…………

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Basbaas Ayaa Si Adag U Cambaareeyey Hadal Ka Soo Yeedhay Tsliyah Ciidanka Qaranka General Tani Isla Markaana Madaxwaynaha Somaliland Ugu Baaqay In Uu xilka Ka Qaado Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo In Uu Raali Galin Ka Bixiyo Hadalkii Ka Soo Yeedhay Nuux Taani…………

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *