Home Wararka Xoghayaha Arimaha Gudaha Ucid Mr Ramaax oo Ka hadlay Xaalada Berbera iyo...

Xoghayaha Arimaha Gudaha Ucid Mr Ramaax oo Ka hadlay Xaalada Berbera iyo Arimo Badan Oo Xasaasi Ah

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee Xisbiga UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan #Ramaax Oo Ka Dayriyey Xaalada Nololeed Ee Bulshada Reer Berbera, Oo Uu Sheegay In Ay Dadbadani Iskaga Haajireen

Mashariicda Ka Socta Oo Uu Tilmaamay In Ay Cid Gaar Ahi Manafacadsato Iyo Sida Reer Berbera Uga Qatan Yihiin Meherado Badan Oo Xidhmay Iyo Fariin Baaq Tageero ah oo ku socota Bulshada,kaas oo ku Saabsan Shir Aayo Ka Tashi Ah Oo La Qaban Doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here