Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Iyo  Mas’uuliyiintii Ku Wehlinaysay Safarka Cibaadada Ee Ay Ku Tegeen Dalka Sacuudiga

17
0

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Iyo  Mas’uuliyiintii Ku Wehlinaysay Safarka Cibaadada Ee Ay Ku Tegeen Dalka Sacuudiga Iyaga Oo Soo Cimraysanaya Waxay Caawa Gaadheen Magaalladda Barakaysan Ee Maka Al-mukarama, Si Ay U Gutaan Waajibaadka Cimradda.

Guddoomiyaha Waxaa Safarka Cibaadaysiga Ee Ay Ku Joogaan Masjidka Xaramka Ku Wehliya Dr Cali Khaliif Galaydh,Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Xisbiga UCID Saed Omar Iyo Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here