Home Wararka “Xisbiga UCID Waa Xisbigii u Horreeyay Ee Haweenay Sharraxa, Doorkanna UCID Ay...

“Xisbiga UCID Waa Xisbigii u Horreeyay Ee Haweenay Sharraxa, Doorkanna UCID Ay Ah Xisbiga Soo Sharraxay Haweenka Ugu Badan..,” Guddoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee UCID Mudane Siciid Axmed Cumar(Siciid-ucid).

14
0

Berbera (UCID-Media Group)

“Xisbiga UCID Waa Xisbigii u Horreeyay Ee Haweenay Sharraxa, Doorkanna UCID Ay Ah Xisbiga Soo Sharraxay Haweenka Ugu Badan..,” Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee UCID Mudane Siciid Axmed Cumar(Siciid-ucid).

Gudoomiye Ku Xigeenku Wuxuu khudbadda ka jeediyay Munaasibad Caawa ka dhacday Berbera Oo Xisbiga UCID Kusoo Bandhigayay Laba Murashax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here