Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo caawa khudbad dhinacyo-badan taabanaysa...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo caawa khudbad dhinacyo-badan taabanaysa ka jeediyay Xaflaf Ka Dhacday Berber, oo lagu soo bandhigayay Laba Murashax Oo Xisbiga UCID ka sharraxan.

17
0

Berbera (UCID-Media Group) Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa khudbad dhinacyo-badan taabanaysa ka jeediyay Xaflaf Ka Dhacday Berber, oo lagu soo bandhigayay Laba Murashax Oo Xisbiga UCID ka sharraxan.

Ilaahay Waxaan Ka Baryayaa, Diiwaan-galin Wanaagsan Waynu Galnee, Doorasho Wanaagsan In Aynu Galno, Dad-wanaagsanna Ilaahay inoo Soo Saaro..,”

“Marka Doorashadu Dhacdo, Sharcigii Dhulka Ayaanu Samayn-doona, Waayo Dawladdu Dhul Ma Leh..,”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here