Home Wararka Xisbiga UCID oo Xarumihiisa Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland Ka Bilaabay Xaraynta Dukumentiyadda...

Xisbiga UCID oo Xarumihiisa Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland Ka Bilaabay Xaraynta Dukumentiyadda Murashaxiinta Rasmiga

20
0

Hargeysa(UCID-Media Group)Xisbiga UCID oo Xarumihiisa Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland Ka Bilaabay Xaraynta Dukumentiyadda Murashaxiinta Rasmiga

Xarunta Dhexe Xisbiga Mucaaridka ee UCID uu Hargeysa ku leeyahay iyo guud ahaan Xarumaha UCID ee Goboladda iyo Degmooyinka Dalka ee Somaliland’ waxa Saaka si Habsamiya uga socoto hawshii xaraynta Dukomentiyadda Murashaxiinta Doorashadda Wakiiladda iyo Deegaanadda Jsl’ Gaar ahaan Murashaxiinta sida rasmiga u buuxiyey dhamaan Sharciyadii iyo Shuruudihii Hay’addaha ay Khusaysa uga baahnaayeen u dhamaystiray inay Doorashadda ka qaybgalaan

Murashaxiinta Doorashadda Golayaasha Wakiiladda iyo Deegaanka uga qaybgalaaya Xisbiga Mucaaridka ee UCID guud ahaan Goboladda iyo Degmooyinka ee Somaliland waana murashaxiinta Rasmiga ee doorashadda ka qaybgeli doona ee buuxiyey shuruudihii looga baahna isla markaana Dukumentiyadooda ay Madaxda Xisbiga UCID ee Xarumaha gobolada iyo degmooyinka Somaliland ku kala sugani bilaabeen inay Saaka ka Xareeyaan murashaxiinta Dukumantiskooda.
Hawlihii xaraynta Murashaxiinta Golaha Deegaanka Degmooyinka Somaliland ayaa saaka si habsamiya uga socda xarunta dhexe ee Xisbiga Ucid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here