Home Wararka Xisbiga UCID Oo Gudbiyay Murashaxiintiisii Golaha Deegaanka

Xisbiga UCID Oo Gudbiyay Murashaxiintiisii Golaha Deegaanka

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group)UCID Oo Gudbiyay Murashaxiintiisii Golaha Deegaanka..

“Komishanka Doorashooyinku Waxay Maanta Naga Aqbaleen, 196-murashax Oo Ka Kooban 18-Degmo Doorasho Oo Dalkoo Dhan Ah..,” Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax.

Ku Simaha Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ahna, Ku Xigeenka Xoghayaha Guud C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax oo ay Hareero taaganyihiin qaar kamid ah Murashaxiinta Xisbiga UCID, ayaa maanta War-fidiyeenka kula hadlay Xarunta Guud Ee Xisbiga UCID, waxaanu faah-faahiyay murashaxiinta ay maanta u gudbiyeen Komishanka ee laga aqbalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here