Home Wararka Xisbiga UCID Oo Warqad Ka Gudbiyay Cali Guray .

Xisbiga UCID Oo Warqad Ka Gudbiyay Cali Guray .

23
0

Hargeysa (UCID-Media Group ) Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa warqad oo ku codsanayo in Cali Gurey u hogaansamo go’aankii Guddida Diinwaangalinta Gelinta Ururada Siyaasada Iyo Ansaxinta Asxaabta qaranka u gudbiyay maanta isla guddidaas.

Warqadan oo uu ku saxeexanyahay Af Hayeenka Xisbiga UCID Mudane Maxamed Xasan Khayre (Shabaash) oo nuqil ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa u dhignaa sidatan.

 

gudida-768x1057

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here