Home Wararka Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Xog-hayaha Xidhiidhka Gobolada UCID, Oo Uu...

Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Xog-hayaha Xidhiidhka Gobolada UCID, Oo Uu Geeriyooday Soddogii .

11
0

 

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Ref/UCID/XDH/3005/2017                                                                        20/05/2017

Ujeedo/Tacsi Tiiraanyo Leh

Hogaanka Sare Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID, G Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Dhamaan Shacbi-waynaha JSL, Gaar Ahaan Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Dagmooyinka Xisbiga UCID Md: Cabdi-qani Ibraahim Salaf

Iyaga oo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid SODOGII Marxuum Cabdi-laahi Maxamed Ducaale   oo Caawa Ku Geeriyooday Cisbitaalka  Wayn Ee Hargaysa

Inaa-Lilaahi-Wa-Inaa-ilayhi-RaajicuuN

Waxaana aanu Allah Uga Baryaynaa Inuu Janatul-Fardawsa Ka Waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiqana ka Siiyo Ehliyadii,Qaraabadii iyo Qoyskii uu Marxuumku ka Baxayba

Amiiiiin   Amiiiin    Amiiiin

Xoghayaha War-Faafinta Xisbiga UCID

Md: Yusuf Kayse Cabdi-Laahi

————

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here