Home Wararka Bulshada Ka Soo Jeedda Deegaananda Hargaysa, Aw-Barkhadle, Qool-Buulalle, Celiyo Oo Taageero Mug...

Bulshada Ka Soo Jeedda Deegaananda Hargaysa, Aw-Barkhadle, Qool-Buulalle, Celiyo Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyay Murashax Faysal Cali Waraabe .

16
0

Bulshada Ka Soo Jeedda Deegaananda Hargaysa, Aw-Barkhadle, Qool-Buulalle, Celiyo Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyay Murashax Faysal Cali Waraabe .

 

 

Xafladdan oo ahayd mid ilyartu is qabatay, isla markaana ay soo buux-dhaafiyeen Odayaasha, Dhalinyarada ka soo jeeda Beelaha Dega Hargaysa, Aw-Barkhadle, Qool-Buulalle, Celiyo ayaa maanta muujiyay Taageerada laxaad-ka leh ee ay u hayaan Murashaxa Faysal Cali Waraabe .

Waxaana halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay Xubno ku hadlayay af-ka taagerayaashaas, waxaanay dhamaantood tilmaameen sida ay u taageersanyihin Murashaxa Faysal Cali Waraabe, iyagoo meeshana ka saaray tashuush dhawaan ay ku fureen xubno tiro-yar oo dantooda khaaska wattay .

Murashax Faysal Cali Waraabe oo halkaasi ka jeediyay Khudbad, ayaa Bulshada degta Deegannadaasi uga mahad-naqay sida ay u muujiyeen Cududdooda iyo taageerada ay u hayaan Xisbiga UCID, Waxaanu ku booriyay in ay gacmaha isu qabsadaan sidii Xisbiga UCID u Guulaysan lahaa .

 

 

IMG_4063 IMG_4064 IMG_4069 IMG_4079 IMG_4088 IMG_4090 IMG_4097 IMG_4107 IMG_4112 IMG_4117 IMG_4143 IMG_4171 IMG_4177 IMG_4105

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here