Home Wararka Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu Ka Baxay, Gaar Ahaan...

Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu Ka Baxay, Gaar Ahaan Amaal Dr Axmed Cali Oo Aabaheed Caawa Ku Geeriyooday Hargasya .

15
0

Dhamaan Hogaanka Iyo Masuuliyiinta Xisbiga UCID Waxay tacsi tiiraanyo leh ud irayaan dhamman reer Xaaji Cali Cabdi Daule(reer cali sanqoole) gaar ahaan Amaal Dr Axmed Cali oo ah Guddoomiyaha Garabka Haween Xisbiga UCID Ee Sweden geerida xaq ah ee ku timid caawa Aabaheed Dr.Axmed Cali sanqoole oo Hargeisa ku geeryooday .

Marxuumka Ilaahay ha ka waraabiyo Jantual Fardawsa dhamman ehelkii ,qaraabadii iyo qaranka oo uu si hagar la’aan ugu soo adeegayay ha ka siiyo samir iyo iiman saadiq ah alaahuma aamiin

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here