Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Manta Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Odayaal Reer Salal...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Manta Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Odayaal Reer Salal Ah Oo Socdaal Ku Jooga Hargaysa + Sawiro

16
0

Hadhimo sharafeedkan ayay waxay ka dhacday Dalxiis Hotel Ee Magaalada Hargaysa, waxaana fidiyay Gudoomiyaha Xisbiga UCID, isagoo u fidiyay Odayaal Reer Salal ah oo socdaal ku jooga Magaalada Hargasya .

Hadhimo sharafeedkan ayaa waxaa lagu soo casuumay Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, Safiirka jabuuti Ee Somaliland iyo Masuuliyiin kale .

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Odayaashan ayaa ka wada hadlay xaaladda guud Ee Dalka,

Qado sharaftan ayaa waxaa ay ku soo dhamaatay jawwi degen .

 

sal1 sal2 sal3 sal4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here