Home Wararka Xisbiga Ucid Oo Markale Fariin Adag U Diray Maxkamada Sare Ee Somaliland...

Xisbiga Ucid Oo Markale Fariin Adag U Diray Maxkamada Sare Ee Somaliland Uguna Baaqay Inay Go’aan Kasoo Saaran Dacwad Ay U Gudbiyeen

19
0

Xisbiga Ucid Oo Markale Fariin Adag U Diray Maxkamada Sare Ee Somaliland Uguna Baaqay Inay Go’aan Kasoo Saaran Dacwad Ay U GudbiyeenScreenshot_20170327-234945

Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay ka hadleen halka ay marayso dacwadii ay dhawaan ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsanaa golayaasha deegaanka oo ka baxay xisbiga UCID kuna biirey xisbiga KULMIYE.

Waxaana ay masuuliyiintani eedaymo usoo jeediyeengudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali iyo masuuliyiinta xisbiga KULMIYE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here