Home Wararka Wajigiisii Saddexaad Ee Wadahadalka Jamhuuriyada Somaliland iyo Khaatumo Oo Saaka Ka Furmay...

Wajigiisii Saddexaad Ee Wadahadalka Jamhuuriyada Somaliland iyo Khaatumo Oo Saaka Ka Furmay Magaalada Djabouti.

14
0

Wajigiisii Saddexaad Ee Wadahadalka Jamhuuriyada Somaliland iyo Khaatumo Oo Saaka Ka Furmay Magaalada Djabouti.

 

Hargeysa(UCID -Media Group) Wada hadalkii u socday dawlada Somaliland iyo Khaatumo wajigiisii Saddexaad ayaa saaka dib uga furmay Jamhuuriyad Djabouti.

In kasta oo hore loo qorsheeyey in wadahadku furmo maalintii taariikhdu ahayd 21.March.2017.

dib u dhacan ayaa la sheegayaa inuu ku yimi xubno ka socda Somaliland inkasta oo ay goobta ku sugnaayeen waftigii khaatumo iyo xubno ka socda Somaliland oo kala Ahaa Ambassador Hussein Ali Duale (Cawil) Iyo Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe.

Waxaana la filayaa inay wajigan kasoo baxaan qodobo Aad u miisaan Culus oo soo Afmeera khilaafka horseedana Somaliland Loo Dhan yey Oo Lawada Leeyey ,waxaana ay bulshadu u wada dhag taagaysaa natiijada kasoo baxda wada hadaladaasi.20170325_120333IMG-20170325-WA000520170325_120333IMG-20170325-WA0004



Guul Insha Allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here