Home Wararka Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Khasaarihii Ay Gaysteen Roobabkii Dhawaaan Ka Day...

Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Khasaarihii Ay Gaysteen Roobabkii Dhawaaan Ka Day Dalka

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Khasaarihii Ay Gaysteen Roobabkii Dhawaaan Ka Day Dalka
 Si Adag U Dhaliilay Gololayaasha Sharci Dejinta Iyo Dawladaha Hoose

Waxaanu Sheegay In Dawlada Hoose Ee Hargaysa Ay Ku Fashilantay Shaqadadii Ay Bushada U Hayeen Iyo Wixii Loo Soo Doortay Ummadduna Ay Ku Hungowday.
Maanta Waxaynu Joognaa Dal Golayaashii Ummadu Dooratay  Mid Keliya Oo Sharci Ku Fadhiyaa Aanu Jirin…….  Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga UCID Mudane  Proff Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here