Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arimo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Xasaasi Ah

12
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

” Xildhibaan Dhakool Waa Danbiile Hala Mariyo Sharciga

Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, uu galay danbi weyn waajibna ay tahay in la xukumo oo xasaanada laga qaado.

Sidoo kale waxaa guddoomiye Faysal Cali Waraabe carabka ku dhuftay in ay khaldaneyd qaabka loo maray xadhiga xildhibaan Dhakool balse ay habooneed in xasaanada laga qaado ka hor inta aan la xidhin.

Muuse Iyo Qaranka Halakala Saaro , Amba Waan Saluugsanahay Muuse ,Yaanse Ka Necebahay Ka Leh Waa Leynagaga Shubtaye Kasoo Kaca “

“Mey soo Marin somaliland aniga taydu hasocoto muusow kaa yeeli meyno ,muuse wuu iskatagi haduu tegiwaayana waanu eryi, lakiiin cidna kayeeli meyno waanu duminaynaa dalka ” eng faysal cali waraabe.

“Maayiradu way nacaawiyeen oo wey joogayaan yeelimayno waxaanan ka keeni doonaa qorshe lagu ergo, waakaa shacabkii biyuhu leynayaan roobabkii”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here