Home Wararka Xisbiga UCID Oo Ka Dhawaajiyey Inay Sheegay La Tiigsan Doonaan Xildhibaano...

Xisbiga UCID Oo Ka Dhawaajiyey Inay Sheegay La Tiigsan Doonaan Xildhibaano Si Sharci Daro Ah Ugu Biiray Xisbiga KULMIYE Eedaymo kulul-na Usoo Jeediyey Xisbiga KULMIYE

17
0

Xisbiga UCID Oo Ka Dhawaajiyey Inay Sheegay  La Tiigsan Doonaan Xildhibaano Si Sharci Daro Ah Ugu Biiray Xisbiga KULMIYE Eedaymo kulul-na Usoo Jeediyey Xisbiga KULMIYEScreenshot_20170208-125219
Hargeysa(UCID-Media Group) Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Mudane Maxamuud Cali Madoobe  (Jiir) ayaa ka dhawaajiyey in ay maxkamadd la tiigsanayaan xildhibaanado ka tirsan golayaasha deegaanka Somaliland oo si sharci daro ah ugu biirey xisbiga KULMIYE,waxaana uu sidoo kalen eedaymo usoo jeediyey xisbi xaakimka KULMIYE.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here