Home Wararka Xisbiga Ucid Oo balaqaad Usameeyey Shaqalaha Wadada Burco , Odaweyne...

Xisbiga Ucid Oo balaqaad Usameeyey Shaqalaha Wadada Burco , Odaweyne Iyo Hargaysa

13
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Deeq Xoolo 15 Awr Ah’ Ugu Deeqay Shaqaalaha Gacanta Ku Haya Dhismaha Wado Isku Xidhi Doonta Magaalooyinka Hargeysa’ Burco & Oodweyne

“In Kasta Oo Dhismaha Waddadani Qaranka S/land u Muhiimka ahi Ka Mid Ahayd Balanqaadkii Xisbiga Kulmie ee 10 Sanno Ka Hor ay Kaambaynka Ku Galeen oo Lala Habsaamaya Hirgalinteeda Mar Hadii Maanta La Dhagax Dhigay Xisbiga UCID 15 Neef oo Geela Shaqaalaha Aaanu ugu Deeqnay…”

Waxa Slida Yidhi Xoghayaha Arimaha Guddaha Xisbiga Ucid Mr. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here