Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Shaacinta...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Shaacinta Murashax Muj Baashe Cabdi-yare(Aarsade) Iyo Murashax Deeq Jaamac Caabi Oo U Taagan Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Wakiilada Iyo Deegaanka.

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group)Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Shaacinta Murashax Muj Baashe Cabdi-yare(Aarsade) Iyo Murashax Deeq Jaamac Caabi Oo U Taagan Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Wakiilada Iyo Deegaanka.

“Ururkii UFFO ayuumba Xisbiga_UCID ka Maqnaa Maantana Hadii ay Nagu Soo Biireen Waanu Soo dhawaynaynaa’ Midnaa aan idiin Sheege maanta halkan mid kama maqnee Kiiska (Dhalinyartii Ururka UFFO) ee Laygu Xidhiidhiyo Hadii Aan anigu Waxkaga Jiro Dad iyo Duunyaba Waan buuxaaye Ma Hodmeen oo Cuquubadu Ma Raagto Cida Gashaa…”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad Saed Omar (siciid-ucid) Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Abdinasir Yussuf Osman, raxan kamid ah Xoghayayaasha Xisbiga iyo Dhamaan Ururkii UFFO inta ka nool ayaa ka qeyb-galay xafladda shaacinta Murashax Deeq Jaamac Oo u taagan doorashada Golaha Deegaanka Degmada Hargaysa iyo Murashax Baashe Cabdi Yare (Aarsade) Bashe Yousuf oo u taagan doorashada golaha wakiilada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here