Home Wararka Xisbiga Mucaaridka UCID oo Go’aan Adag Ka Qaatay Laba Murashax Oo Xidhan...

Xisbiga Mucaaridka UCID oo Go’aan Adag Ka Qaatay Laba Murashax Oo Xidhan Warqadna U Kala Diray’ Madaxweynaha, Guddida Doorashooyinka Iyo Golaha Guurtidda JSL

14
0

Xisbiga Mucaaridka UCID oo Go’aan Adag Ka Qaatay Laba Murashax Oo Xidhan Warqadna U Kala Diray’ Madaxweynaha, Guddida Doorashooyinka Iyo Golaha Guurtidda JSL

Xisbiga Mucaaridka ee Xisbiga UCID, ayaa go’aan adag ka qaatay Labada Murashax ee Xisbigaasi ka tirsanaa ee kala ah Raage Axmed Yuusuf iyo Maxamuud Axmed Jaamac oo mudo Bil ah Dowladda Somaliland Xabsiga Madheera ugu jara Xisbiga UCID na uu hore inay sharci daro ku xidhan yihiin labadaasi Xubnood ugu eedeeyey Xukuumadda Kulmiye.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng. Faysal Cali Xuseen’ ayaa Warqad uu si adag uga hadlaayo Murashaxiinta Xisbigiisa ka tirsan ee Xabsiga Dowladda ugu jira waxa uu u kala diray Madaxweynaha Somaliland md Muuse Biixi Cabdi ‘ Guddida Doorashooyinka ee Qaranka Somaliland iyo Golaha Guurtida, waxaanu si adag uga la hadlay shuruudana u hor dhigay saddexdaasi Hay’addood ee Qaranka Somaliland muhiimka u ah iyo Xaaladda iyo Sifooyinka ay ku xidhan yihiin kuna Sugan yihiin labadan murashax ee Raage iyo Maxamuud oo Xabsiga Madheera ku jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here