Home Wararka Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Eheladii,...

Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Eheladii, Qarabaadii Iyo Asxaabtii Ay Ka Baxday Marxuumad Hibaq Abdillahi Magan Oo Magaalada London Ku Geeriyootay Galabta

19
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/135/2016 Date: 16/06/2016

UJEEDDO/ Tacsi Tiiraanyo leh

{Xisbiga UCID Wuxuu Si Gaara Ah Tiiraanyada Ula Wadaagayaa Dhamaan Qayska Reer Aw Xasan Caraale Iyo Qoyska  Reer Cabdillahi Magan}

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Hargeysa(UCID-MediaGroup) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Caddalada iyo Daryeelka UCID, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID , ka guddida Fulinta Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID , waxa uu tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, ay ka baxday Marxuumad Hibaq Abdillahi Magan oo hada ku geeriyootay magaaladan London oo ahayd xaaskii Eng Maxmuud Aw Xasan Caraale.

Guddoomiye Faysal Cali waxa uu marxuumada  ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, shacbiga Somaliland ee uu ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.{Xisbiga UCID Wuxuu si Gaara Tiiraanyada Ula Wadaagayaa Dhamaan Qayska Reer Aw Xasan Caraale Iyo Qoyska  Reer Cabdillahi Magan}

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
اللهــــم .. يا حنَّان ، يا منَّان ، يا واسع الغفران ، اغفر له و ارحمه ، و عافه و اعف عنه ، و أكرم نزله ، و وسع مدخله ، و اغسله بالماء و الثلج و البرد ، و نقِّه من الذنوب و الخطايا كما ينقَّى الثوب الأبيض من الدنس

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here